Somali/Soomaali
Sida Gargaarka Sharcigu (Legal Aid) kuucaawinkaro
Waxaan kaa caawin karaa dhibaatada la xiriirta dembiga, burburka qoyska, kaalmada ilmaha, caafimaadka dhimirka, rabshada qoyska, deynta, gurisiinta, damaanada bulshada iyo Socdaalka (Immigration).
Adeegyadada sharciga ee lacag la’aanta ah waxaa ka mid ah:
- Macluumaadka telefoonka lagu bixinayo
- Ballanta talada lacag la’aanta ah ee qof ku siinayo
- Qoraallada, siminaarada iyo wax-kala-kororsiga
Haddii aad u baahan tahay talo sharci, waxaad ka dalban kartaa deeqda gargaarka sharciga. Helitaanka deeqdu waxay ku xiran tahay xaalladaada.
Wac khadka macluumaadka sharciga, LawAccess NSW tel: 1300 888 529 si aad u ogaato sidaan kuu caawin karno.
Haddii aad u baahan tahay qof ku hadla afkaaga wac adeega Tarjumida Qoraalka iyo Afcelinta (TIS) 131 450 (9 ka subaxii ilaa 5 maqribkii) weydiina mutarjum kugu xira LawAccess NSW tel: 1300 888 52